
$800
Waa Mooto Fekon oo cuseeb ah oo noocyo badan waxaan heynaa Moto DIYUN waxan heeynaa Fekon Noocyo badan iyagoo ah oo kala dugan qiimahana waxa uu u dhexeeyaa $800 ilaa $1300 waana kuwa aad ku qaadan karto iyagoo leh Taargadooda oo ragister gareesan hadad rabtana adigaa xur u ah inaad gooni u register gareesato Model: Diyun Year: 2025 Mileage: 0 km Fuel: Petrol