
$3,900
Toyota premio oo aad u adkeesi badan oo muddo shaqeesay balse ah mid matoor iyo lug ilaa Gudaha gaariga mid nadiif ka ah oo aan ka muuqan wax rafaad ah ama isticmaal badan. waxaay u dhaqaaqdaa si gaari cusub cml oo waaa gaari gacanta lagu haayay in muddo ah lagana taxadarayay . I gala soo xariir telkan 618766216 Axmed Yare Make: Toyota Model: Premio Year: 2007 Fuel: Petrol Transmission: Otomaatik Color: Grey