
$26,000
Waa gaari aad u qurux badan muuqaal ahaan waana gawaaridi ugu danbeesay ee sanadki tagay soo baxay waana gaari raaxo iyo waliba mid reerka dhan kuu qaadayo adigoo u dalxiisi geenayo meela badan oo wadanka ka mid ah . waa gaari arigiisa iyo qarashka ku baxayo isu qalmo waa cajabeey cajab kaso gaar oo waxaad naga heleesaa Hodan gaar ahaan KM4 kaso horjeedka Hoteelki Nasa_Hablood waana meel aadan ka lumeenin. waxaan diyaar kula nahay inaan kugu so dhaweeno gacmo furan aadna tijaabiso gaariga. iga so wac 618766216 Make: Toyota Model: LEXUS Year: 2025 Mileage: 0 km Fuel: Petrol Transmission: Otomaatik Color: Cad