
$380
waa guri hada gacanta Laga qaaday oo aad loo qurxiyay qiimaha laygu rabo waa 380 dollar waana ka hadlinkarnaa waxyar balse waa mid u qalma lacagtiisa wuxuu ku yaalaa ku dhaqaadka wadada Towfiiq xaafada Siliga Towfiiq waa xaafada cusub oo SI cajiib ah lo dhisay. IGA Soo wac 0613892188 Maxamed cabdi Fudeed. Type: House