
$7
Dhagaxyo qurux badan oo midabyo kala duwan leh sida jaalle, cawlan, iyo brown. Waxay u fiican yihiin dhismaha guryaha iyo meelaha ganacsiga si ay u noqdaan kuwo qurux badan. waana kuwa lagu sharxo fadhiga iyo maqayadaha iyo howlalka arooska iyo meelaha lagu shiro waxadna naga heli kartaa Dallad oo ku taala Jid mareexaan telka 619222293