
$1,300
Set kamid ah alwaax jiifka oo casri ah oo leh almaarid dheer oo muraayad leh iyo sariir weyn. Waxay leedahay qaab qurux badan oo midabka cawlan iyo khamiis ah, waxayna ku habboon tahay qolka cusub. iyo caruuska cusub waana mid cajiib ah quruxdisa fadlan inaga Soo wac telkan ah 0614445266 Bilicsan Type: Living Room