
$3,500
Miis weyn oo aad u qurux badan, dahab iyo madow ku dhisan. Wuxuu leeyahay qaab hore oo aad u fiican, waxaana looga talagalay xafiisyada dowlad iyo kuwa safaaradaha waana miis madaxeed waxaana ku heleesaa qiimo jaban fadlan naga soo booqo xarunteena Digfeer Wadada Banaadir