
$3,900
Bajaaj rickshaw midab badan oo aad u qurux badan oo wax cilad ah aan laheen. Waxay leedahay kursi raaxo leh iyo naqshadayn qurux badan oo midabyo kala duwan ah. waxaadna nagala soo xariiri kartaa telkan 619526815 waxaadna naga heleedaa agagaarka Tarabuunka Make: Bajaj Fuel: Petrol Color: Bajaaj A